Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Thabit Ab ayaa ka codsaday Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka in ay dadajiyaan dhismaha maqaamka siyaasadeed ee caasimadda.

” Waxaan idiinka codsanaya markii aad fasaxa ka soo laabataan shaqooyinka ugu horeeyo ee aad qabaneysaan inad ka dhigtaa Maqaamka Magaalada Muqdisho oo dastuuri ah, Ummada Soomaaliyeedna ay aad u wada sugayaan” ayuu yiri guddoomiye Thaabid.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in la helo matalaad sax oo ay yeeshaan dadka gobolka banaadir ee 3 Milyan ah kuna yeeshaan golaha Aqalka sare.

Wadatashi iyo Waxqabad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.