Gudoomiye Jawaari oo Warqad jawaab ah u diray Xerilaaliyaha guud ee qaranka(Akhriso).

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) gudoomiyaha gobalka banaadir  ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir Warqad jawaab u aheyd codsigii uu Xeer Ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa xasaanad ka qaadid Xildhibaanada kala ah Cabdi saabir Nuur Shuuriye iyo  Xasan Macalin.

Warqadan oo ka koobneyd Saddex bog ayaa waxa ay ku taariikheysneyd 19-ka bishan December 2017-ka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.