Daawo:Bananbaxyo Balaaran oo kadhacay Magaalada Kismaayo Kadib guushii xulka kubada Cagta Jubbaland

ciyaar

Waxaa Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ee Kismaayo ayaa waxaa ka dhacay bananbaxyo loogu dabaal dagayo guushii kooxda kubada cagta ee Jubbaland ay ka gaareen ciyarihii Maamul Gobolada ee ka dhacay Magaalada muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.