Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa kudhawaaqday inay xoriyadiisa dib ugu soo celisay cabdiraxmaan Cabdi shakuur

taabit

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sii deysay Siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame kaddib markii lagu waayay eedihii loo soo jeediyay, Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Aweys Shiikh C/llaahi oo wariyiyaasha la hadlay ayaa sheegay in Xeer ilaalinta ay ku guul dareesteen in ay keenaan warqadihii lagu amray soo qabashada Siyaasiga Cabdiraxmaan CabdiShakuur Islamarkaana ay keeni waayeen cadeymihii kale ee looga baahnaa, sidaas darteed waxa ay maxkamadda amartay in la sii daayo Cabdiraxmaan oo si damaanad ah Xalay lagu soo daayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.