Daawo:Bulshada Hirshabeele ayaa Madaxwaynaha Hirshabeele ku dhaliilay inuu kasoo bixi waayey Balanqaadkiisi

Madaxwaynaha Hirshabeel ayaa markii la doortay 16/09/2017 waxa uu balan qaaday inuuu wax ka qabanayo baahiyaha ka jirta Hirshabeele sida Amaanka, kushaqeynta Magaalada Jowhar iyo Kacaaganaanta Muqdisho waxaana hada muuqata Madaxwayne awaaare inuu kasooo bixi waayo balanqaadkiisii.

Hadaba shacabaka Magalada jowhar ayaa fikirkooda ka dhiibtay kamaqanaashaha Madaxwayne Awaare magaalada Jowhar iyo Hirshabeel waxayna sheegeen inuu balan qaadkisii beenoobay oo uu Muqdisho kadhigtay Xarun uu kushaqaeysto.

Hoos kadaawo Warbixintii Wariye ShaaShaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.