Ciidamada Kenya oo Burburin kuwa Baladxaawo iyo Maamulka Baladxaawo oo horkacaya

balaxaawo

Wararka aan ka helayno degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Ciidmada Kenya oo wata gadiidka dagaalka ay Magaalada Balaxaawo gudaha usoo galeen kadinma cabir ku bilaabeen si ay burburiyaan guryaha qaarkood iyakoo doonaya inay dhul balaarasi sameeyaan.

Shacabka degmada Baladxaawo oo u waramay warbaahinta Gedotimes ayaa sheegay Maamulka Baladxaawo horsocdeen ciidamada Kenya waxayna ciidamada kenya ka caawinaayeen dhul balaarsiga kenya wado, Bulshada Baladxaawo ayaa dowlada Soomaliya ka codsatay inay wafti loo soo diro Magaalaa Baladxaawo si loo arko boobka Kenya kawadoXuduuda Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.