Daawo+Sawiro:Raysawasaare Khayre Hambalyeeyay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehlinayaan Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa salaan sharaf ka qaadanaya Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Munaasabad loogu dabaal dagayo Sanad guuradii 74aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka soconeysa Xarunta Jeneraal Kaahiye, waxayna ciidamada Booliska soo bandhigeen dabaal dagyo ay ku muujinayaan weyneynta maalintan.


boliis

boliis

boliis

boliis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.