Difaaca Badda Yaa Looga Baahan yahay? W/Q Marwo Asiya Daahir

marwo

Qaybtii 1 aad

Bashir Mohamud waa aqoonyahan u dooda Badda soomaaliya Waxa uu bilaabay difaaca badda 18.8.2009 laga bilaabo waqtigaa waxa uu Si hoose iyo si sareba dadkiisa utusay inbadanoo ka qarsoon majirto cid umagacawday kuna siisa lacag Waa mas’uuliyad uu isagu naftiisa dul saaray.

Qofkastoo dib u eega degaalkiisa waa arkayaa qoraaladiisa waana ka bogan doonaa xaqiiqooyinka dadan 18.12.2017 waxa uu bartiisa ku sheegay in uu joojiyay difaacii baddeena Maxaa qalbigaaga kusoo dhacaya markaad aragto rajaddii kaliyoo qabtay oo madoobaatay.

Maxaa kamida su’aalaha aad is waydiin ma isleedahay marba haduu isagu is magacaabay muxuu iminka ujoojiyay?

Dhammaan waydiimahaa iyo kuwa kaloo badanba annigaa is waydiiyay iyo intii ku taxnaydba, qayb isagaa iiga jawaabay qaybna sooyaalkaa iiga macalin dhigay Bashiir qoraaladiisa markaad akhriso waxaad ogaan karna runta qadhaadh ee sababtay in uu joojiyo dadaalkii dheeraa ee mudada waday kana dhigtay raja beel ujeedka qoraalka kuma sookoobi karo hal qormo haddaba waan kala yarayn si akhriskeedu inoogu fududaado qof walboo muwaadinana ugaaro.
https://www.facebook.com/bashirmohamud119?fref=mentions
Kaqayb_qaado_difaaca_dalkaaga.

W/Q Marwo Asiya Dahir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.