Daawo:Booliiska Soomaliland oo Beeniyey inay xireen xaaska Xaglo toosiya

Waxaa warbaahinta Soomalida laysa dhex maraayey warar Sheegaya in Wasiirkii Hore ee Cafiimadka Soomaliland Dr Saleebaan Ciise Xaglo toosiiye Xaaskiisi iyo labo gaari lagu xiray Magaalada burco, Hadaba Taliska Boolisska Burco ayaa beeniyey warkaas ayagoo sheegay inay qabteen labo gaari oo ay saaran yihiin labo Darawal iyo sadex Askari cidkale oo lasocotayna majiraan xaaska wasiirkana lama socab bay sheegen.

Talsiyaha booliska Burco oo warka Sii wata ayaa sheegay inay hayan labadii gaari darawaliintiina magaalada seexdeen askartiina usheegeen inay iska xaadiriyaan xeryahah Militari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.