Dhageso+Sawiro=Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug iyo wafti lasocday ayaa gaaray Degmooyinka Bangeele iyo Caabudwaaq

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa soo gaarey Degmooyinka Bangeelle iyo Caabudwaaq, Wafdiga Madaxwayne kuxigeenka waxaa kamid ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ,Wasiiru Dowlaha Caafimaadka ,Abaanduulaha Ciidamada Qaybta 21aad iyo Masuuliyiin kale.

Insha Allah Video iyo Sawiro kale filo goordhow Wariye ayaanle Cabdulaahi

cw

ce

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.