Akhriso:War Murtiyeedkii Kasoo baxay shirka Qaran ee Xeer ilaaliyaasha Soomaliya oo Muqdisho Lagu qabtay

War_murtiyeed ka soo baxay shirweynaha qaran Ee xeer ilaaliyaasha soomaaliyeed oo laba maalmood ka socday magaalada muqdisho oo la soo gaba gabeyay,Shirweynahaan oo uu soo qaban qabiyay xafiiska xeer ilaaliyaha guud Ee qaranka Waxaana ka soo qeybgalay wasiirka cadaalada xumada fedraalka soomaaliya iyo xeer ilaaliyaal ka socday dawlad goboleeyda dalka ka Jira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.