Daawo Sawirada Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Waxaa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ka socota Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi,waxaana ka qeyb galay Xafladda Caleemasaarka Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynihii ka sii horeeyay Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin.
Sidoo kale waxaa ka qeyb galay Xafladda Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo Goobjoog ka ah Xafladda Caleemasaarka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.