![cabdiyuusuf cabdiyuusf](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/03/cabdiyuusuf.jpg?resize=480%2C381&ssl=1)
Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa mar uu ka hadlaayey Madal siyaasadeed oo laga furay Muqdisho ayaa waxuu kula dar daarmay martidii kasoo qaybshay Xafladaas inay midnimada kashaqeeyaan oo dalka soomaliyeed Taariiqduu soo maray laga faa’idaysto oo qaladaadkii hore layska ilaasho.
Leave a Reply