
Waxaa Magaalada dhoobley ka dhacay tartan ciyaar oo dhex maray 4 koxood oo ka kala yimid Xaafadaha Dhoobley ciyaartaan oo ahayd xiyaar xiiso badan, tartankaan ayaa waxaa guusho ku raacday kooxda Xaafada Kowaad kaliinta labaadna waxaa galay Xaafada Boosnia
Leave a Reply