Deg deg afafka hore ee garoonka ciyaaraha muqdisho oo miinooyin lagu aasay

mii

Garoonka Banaadir oo ay Galabta ku Ciyaari lahaayeen Xulalka Gobolka Banaadir iyo Galmudug oo Miinooyin laga soo saaray

miinada ayaana lagu aasay afaafka hore ee garoonka

laamaha amniga ii sheegay loogu talagalay ciyaarta kadib inay qaraxdo

iminkana garoonka waxaa ka socdo garoonka baaritaan oo loogu shakiyay in miinooyin kale ay garoonka ku jiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.