Daawo:Shir looga soo Horjeedo Madaxwayne Cabdi Cumar oo Jaaliyada Soomalida Itoobiya ku qabteen Maraykanka

ilay

Waxaa Dalka Maraykanka ka dhacay Shir wayn oo ay kasoo qayb galeen kumanaan qof, shirkaan ayaa waxuu ahaa mid looga soo hrjeedo Madaxwaynaha Maamulka Soomalida Itoobiya Cabdi M Cumar waxaana soo qaban qaabiyey shirkaan Beesha Jidwaaq waxayna sheegeen in lagu dhahay shir Kuma qaban kartaan Maraykanka arintaana katimid Madaxwayne Cabdi Cumar waxay kaloo intaas ku dareen Cabdi Cumar inuu dhib kuhayo beeshaan iyo shacabaka soomalida Itoobiya loona baahan yahay isbadal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.