Daawo:Raysawasaare kuxigeenka Soomaliya ayaa kumayaal qof Luqada itoobiya ugu qudbadeeyey Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya

mahdi

Raiisul-wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qeyb-galay xuska maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa hambalyo u diray dhamaan Qoomiayadaha dalka Itoobiya.

Xafladaan oo ka dhacday magaalada Samara ee gobolka Cafarta ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Haile Mariam Desalegn, Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir, Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madax kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.