Madaxweyne Gaas oo Dib ugu soo laabtay Garowe ayaa sheegayna Shirkii Aminga uu Guul ku dhamaaday

gaas

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland, Madaxweynaha Gaas ayaa ka warbixiyey shirkii amniga qaranka Soomaaliya iyo kii beesha caalamka iyo Madaxda Soomaalida, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in dhammaan shirarkaasi kala duwan ay kusoo dhammaadeen guul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.