RW Xasan Cali Kheyre oo Soo dhaweeyey heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

Raysawasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu Soo dhaweeyey heshiiska Galmudug iyo AhluSunna isagoo sheegay in heshiiskaan uu yahay mid taariiqi ah loona baahan yahay in laga faa’ideysto lana sii wado si xal buuxa loo gaaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.