Daawo:Isimada Puntland oo Murankii Dekeda Boosaaso Go’aamo kasoo saaray

boqorka

Isimada Puntland ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Bosaso ayaago’aamo kasoo saaray Muranka ka taagay dekada Boosaaso taas oo keentay in dekada ay xirmato oo shaqadii kasocotayna ay istaagto, qodabadii ay isimada iyo boqorka soo saareen ayaa waxay ahayeen.

In laga wada shaqeeyo Nabadgelyada
Dawladdu inay soo bandhigto Hashiiska Balaarinta Dekedda Boosaaso
In la taageero Mashaariicda Horumarineed
In tariifada ay soo saareen Isimada ee ku meel gaarka ah lagu dhaqmo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.