Maqal iyo Muuqaal:Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud

Waxaa Magaalada Caaudwaaq ee Gobolka Galgaduud laga sameeyay olole Nadaafadeed Madaama laguda galay xili Roobaadka dayrta waxaana ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee haweenka degmada Caabudwaaq gaar ahaan Xaawo xasan Gadood.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray



cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.