Daawo:Hargeysa Oo Laga Xusay Maalinta Qoomiyaddaha Ethiopia

Magaalada Hargaysa ee Casumalada Soomaliland waxaa Maanta laga xusay Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya waxaana Munaasabadaan ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Shacabka Soomaliland sida Saaraakiisa cIidamada,wasiir Dowlaha Arimaha dibada Soomaliland,Haween iyo marti Sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.