Wax Ka ogow ujeedka Xildhibaan Zakariya Xaaji Cabdi iyo Saadiq u Gaareen Gaalkacyo

sak

Waxaa Magaalad gaalkacyo lagu soo dhaweeyey Xildhiibano ay Kamid yihiin Zakariya Xaaji Cabdi iyo Saadiq waxaana soo dhaweyntooda ka qaybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Galkacyo, xildhibanada iyo waftiga la socday ayaa uga mahad celiyey sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey iyakoo sheegay in ilaahay cabsidiisa labadiyo si roobab badan loo helo.

Imaatinka xildhibaanada aya ujeedkiisa yahay sida ya uga qayb gali lahaayeen shirka Beesha Tanade darood oo ka dhici doona halkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.