Ciidamada xooga dalka qaybta Dhobley oo diyaar garow ugu jira howlgal ka dhan ah Al shabaab

Ciidamada xooga dalka Soomaliyeed qaybta Dhobley ayaa u diyaar garoobay sidii at ula dagaalami lahaayeen diyaar kooxda argaggixisada Al shabaab sida uu sheegay taliyaha qaybta 43 Sareeye Guuto Ismaaciil saxardiid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.