Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Go’Aan Kasoo Saartay Halka Lagu Qabanayo Ciyaaraha Maamul-goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

Kulan Saacado Badan Qaatay Oo U Dhaxeeyey Wasaaradda ciyaaraha, Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa Waxaa looga arinsanayey Hadalkii Kasoo yeeray Maamulka Ciyaaraha Jubba land oo ku Aadanaa farsamooyinka Garoonka Magaalada Kismaayo.

Dood dheer oo xubnaha kulanka ay yeesheen ayaa Ugu Dambeyn waxaa la go’Aamiyey in tartanka waqtigiisa uusan dib Uga dhicin 7-da bisha December, iyo in Magaalada Kismaayo laga soo wareejiyo oo lagu qabto Muqdisho.

Haddaba halkan ka aqriso war-murtiyeedka shirka laga soo Saaray:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.