Tacsi Teeranyo leh Jaaliyada Soomaliyeed ee Leicester Uk oo ka tacsiyeynaysa Geeridii Ahmed Ashkir Abdi “Jiijiile”

jiijile

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun ,ilaahay ha u naxariisto walaal-keen Ahmed Ashkir Abdi,oo Maantey ku geeriyooday Magaalada London waxaan halkaan uga Tacsiyeyneynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuumku waxaana leenahay ilaahay Samir iyo iimaan ha’idinka siiyo Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu siiyo naxariistii Jano Aamiin Aamiin, waxaa Tacsidaan si wadajir ah u diraya dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester Uk

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.