Fadlan Ka Qeyb Qaado Dhismaha Masjidka Masjidka Towfiiq Caabudwaaq

masjid

Waxaa magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka socda dhismaha Masjidka Towfiiq, Culimada gacanta ku haya dhismaha masjidka waxa ay ugu baaqayaan dhamaan muslimiinta ku nool daafaha dunida inay ka qaybqaataan dhismaha masjidka Towfiiq ee Degmada Caabudwaaq oo ah Masjid ay u baahanyihiin bulshada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.