Daawo:Baarlamaanka Puntland oo kadooday faragalinta Somaliland kuhaysa degaanadooda

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ayaa soo saaray go’aan deg deg ah ka dib markii ay Dood ka yeeshen Doorashooyinka Soomaaliland ay doonayso inay ka sameyso gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.