Daawo:Waxaa Heer gabo gabo maraaya wadada isku xirta Garoonka iyo Mgaalada Baardheere

wado

Degmada baardheere ee Gobolka gedo ayaa waxa ka socda mashaariic lagu horimarinaayo magaalada Baardheere waxaana hada maraya heer gabo gabo ah wadada isku xirta Magaalada Baardhere iyo Garoonka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.