Xiisad ka taagan Xaafado ka mid ah Degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose

Wararka naga soo gaarayo degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ay halkaasi ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab kadib dhaq dhaqaaq ay halkaas ka sameyn Ciidanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Maamulka degmada Baraawe ayaa Idaacadda kulmiye u sheegay in aysan jirin wararka sheegaya in Al-Shabaab ay qabsadeyn Tuulo ka mid ah Degmadaasi balse ay socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ay halkaas ka wadaan Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo doonaya in ay qabsadaan Tuulooyinka ay Al-Shababa maamulaan ee Baraawe.

Al-Shabaab ayaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.