heyrre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho ku soo laabtay

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho oo la filayo in maalinta biri ah ay Marti giliso kulankii ugu horeeyay oo ay yeeshaan Madaxda maamul Gobaleedyada Dalka tan iyo markii uu bilaawday Khilaafka u dhaxeeya ee Dastuuriga ah.

Kheyre ayaa intii uu ku sugnaa dalka Turkiga kulamo xaaladda dalka la xirira lasoo qaatay madaxda dowladda Turkiga, iyada waxyaabihii ay ka wada hadleen isku soo fahmay.

Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa sidoo kale Turkiga intii uu joogay soo booqday dhaawacyada musiibadii 14-ka October ee kujira Isbitaalada dalka Turkiga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.