Dhageyso:Xildhibanadii Madaxwayne Shariif Xasan Ridi lahaa oo Baydhabo Xabsi La Gaaray

shari

Waxaa Xarunta Ku meel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo kasocda Mooshin Xilka Looga qaaday Madaxwayne Shariif Xasan , Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanadaan ayaa ka mid ah Xubnaha ka soo Horjeeda Madaxweyne Shariif Xasan waxa ayna in muddo ah ay ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho oo sida ay Wararku Sheegayaan ay uga qeyb-galeen Kulamo ka dhan ah Madaxweynaha Koonfur Galbeed,  hoos kadhageso Xildhibaan Aamiin Maxamed o kawarbinaya xarigii loo gaystay  .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.