Daawo:Wasiirka Maaliyada soomaliya oo sheegay in dalkaan laxoreeyo baa loo baahan yahay

Wasiirka Maaliyada Soomaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta booqday goobtee qaraxu kadhacay ee Zoobe ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii dhibka soo gaaray shacabka soomaliyeed waxuuna sheegay in dalkaan iyo dadkiisa waa in laxoreeyaa oo cadowgaSoomaliya Xididada loo siibo waana inaan isku kalsoonaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.