Maqal iyo Muuqaal:Bananbax Looga Soo Horjeedo Maamul goboleedyada oo kadhacay Magaalad Garbahharey Garbaagarey Gobolka

bananban

Boqolaal dadwayne ah oo ka mid ah Shacabka degmada Garbahaareey ayaa ka qeyb galay banaanbax looga soo horjeedo maamul goboleedyada, Dadkaan banaanbaxa dhigayay ayaa waxay sheegen inay kasoo horjeedaan War Saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxda Maamul Goboleedyada.
Bulshada Garbahaarey Waxa ay sheegeen in ay taageersan yihiin dowladda Soomaaliya isla markaana ay diidan yihiin cid kasta oo dowladda ka soo horjeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.