Dhagesyo+Sawiro:Bananbax Looga soo horjeedo Maamul Goboleedyada ayaa kadhacay Garbaahrey

garbo

Boqolaal dadwayne ah oo ka mid ah Shacabka degmada Garbahaareey ayaa ka qeyb galay banaanbax looga soo horjeedo maamul goboleedyada, Dadkaan banaanbaxa dhigayay ayaa waxay sheegen inay kasoo horjeedaan War Saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxda Maamul Goboleedyada.

Bulshada Garbahaarey Waxa ay sheegeen in ay taageersan yihiin dowladda Soomaaliya isla markaana ay diidan yihiin cid kasta oo dowladda ka soo horjeeda.

garbo

garbo

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.