Daawo:Gudoomiyaha Jawaari oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaalya

jawaari

Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin jian, waxa ayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada wadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.