Daawo: Booliska Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wariyaasha iyo siyaasiyiinta xabsiga loo taxaabayo Hadii ay Mucaaradaan Madaxwayne Shariif

shari

Taliska Ciidanka Booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay Talaabo adag ka qaadi doonaan Wariyayaasha iyo Siyaasiyiinta ku sugan Baydhabo haddii ay baahiyaan Warar lid ku ah Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan.

Hadalkaan taliyaha Booliska koonfurgalbeed ayaa imaanaya Xili ay magaalada Baydhabo kasocdaan Mooshin ka dhan ah Madaxwaynaha Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.