Shir hor udhaca oo looga Tashanaayo ayaaha Jubbaland Ayaa ka dhacay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

doolow

Waxaa Magaalada doolow ee Gobolka Gedo shir ku yeeshay Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Jubbaland, shirkaan ayaa ahaa mid looga tashano ayaaha Maamul goboleedka Jubbaland iyo sidii loo bad baadinlahaa Maamulka Jubbaland.

Xildhibaanada iyo wasirradaan ayaa waxay dhawaan kasoo tageen Magaalada Kismaayo Kadib markii qilaaf soo kala dhex galay Madaxwaynaha jubbaland Axmed Madoobe waxaana horey ujiray xildhibaano kale oo Muqdisho u Goostey Kadib markii ay u dulqaadan waaayeen Dhibaatada Axmed Madoobe ku hayo shacabka Juubaland sida ay sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.