Daawo:Wasiirada Dowlada Soomaliya oo ka warbixiyey Heshiiskii dolwada Soomaliya iyo Suudaan

sudan

Madaxwaynaha Soomaliya iyo wafti hogaaminaayo ayaa dhawaan kasoo noqday booqasho ay ku tageen dalka Suudan waxayna Soomaliya iyo Suudaan kala saxiixdeen Heshiisyo kal duwan, Heshiisyadaas waxaa ka warbixiyey wasiirka arimaha dibada,Wasiirka qorshaynta,Wasiirka Dhalinyarada,Wasiirka Waxbarshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.