Daawo:Madaxwayne Ku xigeenka Puntland oo sheeagy inuusan cadayn ajandaha Shirka Kismaayo

Madaxweyne ku xigenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camey ayaa sheegay in loo baahanyahay in la cadeeyo ajandaha ama Mowqifka Laga leeyahay Shirka ka furmaya Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.