Daawo:Madasha Samatabixinta Puntland ayaa kasoo Horjeestay Shirka Kismaayo,Dekada Boosaso waxayntageren Mowqifka Dowlada Soomaliya

puntland

Madasha Samatabixinta Puntland oo ka kaoobaan odayaal Siyaasiyiin iyo Cuqaal  ayaa waxay ka soo horjeesteen wareejinta dekada Boosaaso, shirka Kismaayo waxaa kaloo sheegeen in amaanka wax laga qabto oo laga hortago weerarkii boosaaso lagu soo qaaday oo kale sida kii Koontoroolka lagu nsoo qaada.

Madasha Samatabixinta Puntaland ayaa soo Saaray war murtiyeed Dhinacyo Badan taabanaayo waxaana kamida qodabadaan hoos ku qoran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.