Roobab ka curtay gobolada qaar

Roobab ayaa xalay ka curtay qaar ka mid ah goboladda Soomaaliya, waxaana roobabkaasi qaarkood ay ka da’een meelo ay ka jireen Abaaro daran.

Meelaha xalay roobab wanaagsan ayaa ka da’een waxaa ka mid ah Gobolada Mudug, Nugaal, Galgaduud iyo Sool.

Qaar ka mid ah dadka kunool degaano ka mid ah gobolka Mudug ayaa Risaala u sheegay in meelaha qaarkood ay xalay ka hoortay raxmadda  eebe.

Sidoo kale meelo ka durugsan Magaalada Garowe ayaa waxaa ka da’ay roobab lagu diirsaday.

Magaalooyinka Guriceel, Gaalkacyo ayaa la sheegay in ay ka da’een roobab biyo dhigay.

Meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah wali waxaa ka taagan sameynta Abaartii ku dhufatay Soomaaliya ee Sima

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.