Daawo:Xarun lagu daryeelo dadka dhimirka la oo laga hirgaliyey Magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxa kusoo badanaayey dadka dhimirka la kuwaas oo ka yimid meelo kala duwan qaar kamida Culimada Soomaliyeed ayaa waxaay ka fureen xarun wax looga qabto dadka Dhimirka La.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.