DAAWO:Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay kismaayo

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa si weyn magaalada Kismaayo ugu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo kala ah Maxamed Cabdi Waare iyo Axmed Ducaale Geelle.
Axmed madoobe ayaa uga hor tagay Garoonka diyaaradaha waxaana wafdiga gaaray kismaayo la socda wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamul gobaleedyada Dalka.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo laga soo doortay Kismaayo ayaa sidoo kale ku sugan Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose kuwaas oo la filayo in kulanka qeyb ka ahaadaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.