Daawo:Allaha Unaxariistee Abuukar Muuday oo Lagu aasay Magaalada Jowhar

muuday

Allaha Unaxariistee Waxaa Mgaalada Jowhar ee Maamul goboleedka hirshabeele lagu aasay Abuukar Muuday Cigaal waxaana aaskiisa ka qayb qaatey masuuliyiin ka kala socota Maamulka Hirshabeele iyo Dowlada Federaalka Soomaliya, Abuukar Muuday waxuu ku dhintay Magaalada Berna ee dalka Switzerland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.