Daawo:Golaha Wasiirada Somaaliya Oo Xilkii Ka Qaaday Xisaabiyihii Guud

Kulanka khamiislaha ee Golaha Wasiirada xukumada fedraalka soomaaliya oo uu shir gudoomiyay reysulwasaaraha Somalia mudanade xasan cali kheeyre. ayaa waxaa xilka looga qaaday Xisaabiyaha Guud ee qaranka   Axmed Yuusuf Muumin oo loo yaqaano Siraaji, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda  isla kulanka ayaa lagu magacaabay Xisaabiye Guud oo cusub.
Xisaabiyaha Guud ayaan loo magacaabay  Faadumo Cusmaan Faarax oo horay Bankiga Dhexe uga soo shaqeysay.
kulanka intuu socday golaha wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay wasiirka amniga.
kulanku markuu soo idlaaday ayaa waxaaa warbaahinta uga warbixiyay wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta. cabdiraxman iidaan yonis
Xisaabiyaha Guud Mr Siraaji ayaa muddo la hadal hayay in xilka laga qaadayo,
balse golaha wasiirada ayaa si rasmiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.