Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2017

No Image

Daawo:Iskuul laga furay Gobolka Galdgaduud oo wax ku barayaan dadka Araga La

31st October 2017 admin 0
No Image

Daawo:Gudiga Abaraha Caabudwaaq ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyey inay dhunsadeen Maaciwadii Loogu talagalay waqooyiga Galgaduud

31st October 2017 admin 0

Gudiga abaaraha ee degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maamulka Galmudug ku ee deeyey in Mucaawimadii kala duwanayd ee loogu talagalay Waqooyiga Galgaduud inay ku […]

madoobe

Daawo: Axmed Madoobe In lagu Bartay Miyaadan Laguu sheegin iyo isagoo ku gafay Shacabka Soomaliyeed iyo Madaxdooda

31st October 2017 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed ayaa ka hor yimid dadkii la laayey oo hal daqiiqo loogu aamusay oo loogu baroortay iyo weerka loo xirtay, kadibana ummaddii soomaaliyeed […]

madasha

Daawo:hadaladii ay jeediyeen Madaxda dowlada Soomaliya iyo Maamul goboleedyada

31st October 2017 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Furay Shirkii udhaxeeyey Maamul goboleedyada iyo Dowlada Soomaliya kaas oo kafurmay magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya , furitaankii shirka aya waxaa ka […]

Xukun lagu riday rag Weeraray Muwaadin Soomaaliyeed

31st October 2017 admin 0

Saddex nin oo lagu helay dambi nacayb ah oo ka dhan ah nin Soomaali ah ayaa lagu xukumay Maxkamad ku taalla Magaalada San Diego ee […]

No Image

Xiisad ka taagan Xaafado ka mid ah Degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose

31st October 2017 admin 0

Wararka naga soo gaarayo degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ay halkaasi ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa Ciidamada […]

No Image

Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed oo ka hadlay shirka wadatashiaga Madaxda

31st October 2017 admin 0
No Image

Daawo:Ra,iisul Wasaare kheyre oo ka hadlay shirka wadatashiga madaxda DF iyo maamul goboledyada

31st October 2017 admin 0
dagaal

Shacabka ku nool Sh/Hoose oo ka Cabanaya Dil, Dhac iyo Kufsi ka taagan degmooyinka ka tirsan Gobalka

31st October 2017 admin 0

Shacabka fara ku tiriska ah ee ku nool gobalka Shabeelaha Hoose ayaa wajahaya Xad gudubyo ka baxsan Xaquuqda bini-aadanka waa mid ka mid ah Dhacdooyinkii […]

Guddiyada Amniga iyo Difaaca oo kulan ka yeeshay ammaanka dalka

31st October 2017 admin 0

Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta gelinkii dambe kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen xaalada ammaan ee […]

No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay shirka wadatashiga madaxda DF iyo Maamul Goboledyada

30th October 2017 admin 0
axmed madoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo ka horyimid Maryihii madaxa lagu duubtay iyo daqiiqad loo istaagay dadkii ku waxyeelobay Muqdisho

30th October 2017 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa shirkii dowlada iyo maamul goboleedyada ka sheegay hadal uu kudiraayo dadkii madaxa iyo gacmaha kuxirtay maryaha iyo daqiiqad lagu xasuusanaayo […]

askari

Taageer Ciidankaaga W/Q Wariye Hodan Xirisi Maxamuud

30th October 2017 admin 0

Wiilashas Habeen iyo macalin wadadda taagan Hadii qarax dhaco Waa iyaga Kuwa ugu dhimashada badan. Marka shacabka laga Reebo. Furimaha dagaalka Waa iyaga Kuwa ku […]

shari

Daawo:In kabadan 70 Xildhibaan oo Katirsan Koonfur galbeed ayaa digniina u diray Madaxwayne Shariif

30th October 2017 admin 0

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo in kabadan 70 Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa waxay sheegeen in madaxwaynaha Koonfur Galbeed uu qalaqalaaso siyaasadeed […]

uhuru

Uhuru Kenyata oo Markale loo doortay Madaxwaynaha Kenya

30th October 2017 admin 0

Guddiga doorashadda dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashadoo lagu celshay ee 26 bishaan dalkaasi ka dhacday, gudiga doorashada ayaa […]

Posts pagination

1 2 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes