Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

xaad

Madax Dhaqameed Bulshada Ugu Baaqay In La Taageero Dawladda Somaliya

3rd September 2017 admin 0
sayid

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Oo Daah Furay Dugsiga Beder

3rd September 2017 admin 0
No Image

Dowladda Soomaaliya oo Warbaahinta ka Mamnuucday Safiirada dibadda u joogo.

3rd September 2017 admin 0

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha dibadda ee Dowlada Soomaaliya ayaa looga mamnuucay in ay warbaahinta la hadlaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya […]

Magaalo ku Taalo Germany oo laga Daad Gureeynayo Dadkii Daganaa si loo fur-furo Miino halis ah.

3rd September 2017 admin 0

Kumanaan Daganaa Magaladda Frankfurt ayaa laga daad gureeyay Guryahoodii sii loo furfuro Bomb halis ah oo loo isticmaalay dagaalkii Labaad ee Aduunka, kaas oo lag […]

No Image

Faah-Faahin Dagaalkii ka dhacay Degaanka Buula-gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose

3rd September 2017 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Culus oo Al-shabaab ay ku qaadeen Degaanka Buula-gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana 30 KM u jira […]

carabay

Madaxda Galmudug iyo Puntland oo ku kulmaya Gaalkacyo

3rd September 2017 admin 0

Madaxweyne ku xigeenada maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu waddaa in ay saacadaha soo socda ay ku kulmaan Magaalada Gaalkacyo. Shalay ayay gaareen Magaalada, waxaana […]

No Image

Amaro laga soo saaray amaanka magaalada cadaado

3rd September 2017 admin 0

Taliska ciidamada xooga Dalka qeybta 21-aad ayaa soo saaray amaro la xiriira adkeynta amaanka guud ee Magaalada Cadaado. Taliska ayaa sheegay in aan hub aan […]

Al-Shabaab oo sheegay in ay la wareegeen Buula-Gaduud

3rd September 2017 admin 0

Deegaanka Buula gaduud oo Ku yaala duleedka Magaalada kismaayo ayaa la sheegay in ay la wareegeen Al-Shabaab. Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegatay in ay si […]

No Image

Saraakiisha Dowlada iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka deegaanada Galmudug.

3rd September 2017 admin 0

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay sidii loo xaqiijin lahaa Ammaanka degaanada maamulka Galmudug. Kulankaan ayaa dhexmaray […]

Deg Deg:Faaf Faahin ka soo baxeysa Dagaal ka socda Degaan ka tirsan G/Jubbada Hoose

3rd September 2017 admin 0

Wararka ina soo gaaraya Degaanka Buulo Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose,ayaa waxa ay ku soo waramayaan in Dagaal u dhaxeya Al-Shabaab iyo Ciidanka Maamulka Jubbland […]

Wiil Dhalinyaro ah oo Xalay lagu dilay Garowe

3rd September 2017 admin 0

Wararka laga helayo Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Xalay Magaalada Bartamaheeda lagu dilay Wiil Dhalinyaro ah oo ka mida Dadka ku […]

qalbi dhagax

Dowladda Soomaliya oo Maanta Ka Hadlaysa Arinta Abdikariin Qalbi-Dhagax

3rd September 2017 admin 0

Sida ay inoo sheegeen ilo lagu kalsoonan karo Dowladda Soomaliya ayaa maanta ka hadli doonta  arinta Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ahaa saraakiisha […]

No Image

Qarax Xalay ka Dhacay Magaaladda Boosaaso

3rd September 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya magaaladda boosaaso ee Xarunta Gobolka bari ayaa ku waramaya in Qarax bam xalay  laga maqlay Gudaha Magaaladaas. Qaraxa ayaa lagu tuuray sida […]

No Image

Akhriso:-Amaro La Dul Dhigay Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaliya

3rd September 2017 admin 0

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaiya ayaa lagu amray Madaxda & Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda in aysan la hadlin  warbaahinta ogolaanaho la’aan.

Iskaashi u Bilowday Baarlamaanadda Somaaliya iyo Koonfur Afrika+Sawirro

3rd September 2017 admin 0

Mudanayaal ka kala socday Somalia iyo South Africa ayaa kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka Koonfur Afrika ee Magaalada Cape Town, iyadoo dhanka Soomaaliya ay uga […]

Posts pagination

« 1 … 27 28 29 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes