Wasaarada Amniga Soomaliya oo Shaacisey in Shacabka aan la waydiin karin Kararka Aqoonsiga.

wsiir

Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in aysan udul qaadan karin In shacabka Muqdisho lagu dhibaateeyo Kaararka aqoonsiga ee Dowlada.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed isloow Ducaale oo Maanta ka Hor hadlayay shacabka Muqdisho qaar kood oo ka qayb gelayay Barnaamijka arigti wadaaga ee Muqdishaawi ayaa amarkaasi soo saaray.

Hadalkaan ayaa waxaa sheegay Wasiirka Wasaarada amniga xukuumadda Soomaliya Maxamed Abuukar Isloow ducaale oo hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo gaba gabeynayay Barnaamijka Hiigsiga Caasimadda.

Wasiirka ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho aan la weyydiin doonin kaararka Aqoonsiga, balse ay dhici doonto kaliya in ciidamadu ay baaraan.

Wasiirka in arrintaan ay uga jawaabayaan Cabsho uga timid inta badan Bulsahda ku nool gobolkaan Banaadir.

Sikastaba hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xili mararka qaar Shjacabka Muqdisho la weeydiiyo Kaararka Aqoonsiga, taas oo dhibaato ku noqota

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.