Daawo:Shil Gaari oo Sababay Qasaara Dhimasho 3 Ruux iyo Dhaawac

shil

Waxaa dalka Soomaliya kusoo badanaya Shilalka Baaburta iyadoo sabab u tahay aqoonta darawalada baaburta oo yar mana jiraan Iskuulo loo galo aqoonta barshada Baabuurta, waxaa kaloo meesha kamaqan kaalinta dowlada oo ahayd in qofkasta oo wadaya Baaburta uu imtixaan galo.

Magalaada Jowhar waxaa ka dhacay Shil gaari kaas oo sababay Dhimahshada Sadex ruux iyo dhaawac 4 qof, shilkaan ayaa waxaa sababay Gaari Noah oo ku sii jeeday Magaalada Jowhar iyo Mooto Bajaaj ka timid ayaa isku dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.